Shirkada SOMGAS waxay ka raali galinaysaa Dhamaan Macaamiisha Hakadkii ku yimid Gasta.

Shirkada SOMGAS waxay ka raali galinaysaa Dhamaan Macaamiisha Hakadkii ku yimid Gasta.

Shirkada Somgas waxay ka raali galinaysaa Dhamaan Macaamiisha Hakadkii ku yimid Gasta.

 

Waxa kale oo loogu bushaaraynayaa in ay inoo timid gastii lagana heli doono dhamaan xarumaha Shirkada Somgas Hadii Alle yidhaahdo laga bilaabo Bari 00 Bishu tahay 08/03/2020
Somgas waxay la socod siinaysaa macaamiisha in aan QIIMIHII GASTA Aanay waxba iska badalin Haanta 11Kg ah $17 Agencieska iyo Restaurant guna waa sidoodii.

 

Waxan ka codsaynaa in aanay ku iibin Meheraduhu qiimihii Hore Qiime aan ahayn.

 

Waxii cabasho ahna hala soo xidhiidhaan

 

0634033333 iyo 133 – Qaybta Daryeelka macmiilka.

 

#Saeed #Hussien #Yusuf