Author: admin

Shirkadda SOMGAS ayaa kaydka Gaasta ka hirgalisay magaaladda Berbera sanadkan 2016, waxaana xarunta kaydka gaastu noqonaysaa ta ugu weyn geeska Afrika marka laga reebo terminalka magaaladda xeebeedka Mambaasa ee dalka Kenya. Maalinimadii khamiista 1da December ayaa laga bilaabay tijaabadii ugu horaysay ee lagu shubaayey gaaska terminal...